madaxwaynaha somaliya maxamed cabdilahi farmaajo ayaa ilaa hadda ku guuldaraystay xalinta khilaaf foolxun oo ka dhex aloosan walaashii iyo xaaskiisa iyadoo walaashii walaalkeed ku eedaynayso inuu u falanyahay xaaskiisa
hadaba su’aasha iswaydiinta mudani waxay tahay madaxwaynaha ilaa hadda heshiisin kari waayay xaaskiisa iyo walaashii ma heshiisiin karaa beelaha soamliyeed ee malaayiinka kor u dhaafay