Toronto:- Sahan Resturan oo Casuumay Wasiirka Socdaalka Canada Ahmed Husein iyo Jaliyadda Somaliland oo kazoo qeyb gashey DAAWO SAWIRO..
December 11, 2017 - Written by admin
Waxaa Resturantka SAHAN ee kuyaala Magalada Toronto qeybtiisa Scarborough Casho sharaf uu u sameeyay Wasiirka Socdaalka Canada Ahmed Husein iyo Jaliyada Somaliland eek u dhaqan Xafada Scarborough.
Casho sharaftan ayaa waxaa ka hadlay oo Furay Mulkilaha Sahan Resturant Mudane Mahamud Jirde taasoo uu soo dhaweyn aad ah ku qaabiley wasiirka iyo Madaxkale ee Gobolka Ontario kasocotay.
Waxaa isna Goobtaasi Xaflada ka Hadley Odeyyasha Somaliland ee Scarborough soona dhaweeyay wasiirka Socdaalka Canada Mudane Ahmed Husein.
Ugu danbayntii waxaa goobtaasi ka hadlay Wasiirka Socdaalka Canada Ahmed Husein oo dadweynihii Goobtaasi iskugu yimid khudbad taarikhi ah ka akhriyay kadibna goobtaasi su’aalo laguwaydiiyay.
Muqaalka Video oo soosocda gowr dhow filo oo daawo.