BALIGUBADLE MEDIA
Hargeysa Dawladda Hoose Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Hayso Naqshadaynta Suuqa Waaheen,
April 12, 2022 - Written by Ahmed ALI

Dawladda hoose ee caasimadda Hargeysa, ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayso naqshadaynta Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay.

Eng. Cabdirisaaq Faarax Dalal, oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Caasimadda, ayaa sheegay in nashqadaynta suuqa waaheen uu sharcigu siiyey Golaha Deegaanka ee uu hormuudka u yahay Maayar Cabdikariim Axmed Mooge, isla markaana aanay jirin meel uga bannaan Wasaaradda Hawlaha Guud.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS