Toronto (HWN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland,Dr. Essa Kayd Mohamoud Raagsaale oo safar shaqo ku tegay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa kulan laqaatay jaaliyadda Somaliland ee Toronto.
Wasiir Kayd oo bishii u dambaysay safarro diblumaasiyadeed ku galaa-bixinayey dalalka Maraykanka iyo Ingiriiska, ayaa sheegay In u-jeeddada Safarkiisa Kanada qayb ka tahay dedaallada lagu iibinayo Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland
Waxaana munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay uqabtay Wasiirka Jaalida Somaliland ee Toronto