BALIGUBADLE MEDIA
“Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo U Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey
February 12, 2021 - Written by Ahmed ALI

Muwaadin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.

Sidoo Kale Komiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu kugu wargelinayaa inuu u sameyn doono degmo-doorasho bedel, dadkii ka soo guurey deegaanadoodii hore.

Hadaba Shabakada Wararka ee Hayaannews waxay Macaamiisheeda halan ugu soo gudbinaysaa Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Doorashooyinka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS