Ethiopia Iyo Sudan oo Isku Gaystay Duqaymo Dhinaca Hawadda ah
January 24, 2021 - Written by admin
Ciidamada cirka ee dalkan Sudan ayaa Caawa duqeeyay Xuduudka guddaha ee ay wadaagaan dalka Itoobiya,

Warkan oo ay baahisay Al-Arabiya ayaa intaas ku daray in duqaymo Ciidamada Itoobiya ka sameeyeen Xuduudka labadda dal ay ka horeeyeen duqaymahan Ay Caawa Ciidamadda Sudan ka sameyeen Xuduudka ay la wadaagaan waddanka Ethiopia
Sidoo Kale Dawladaha Labadda ayaan ilaa hadda ka hadal duqaymaha ciidamadoodu ka sameeyeen xuduudaha labadda dal balse xiisadda labadda Waddan ayaa kor u kacday mudooyinkii u dambeeyay iyadoo colaadana ay keentay kadib Markii Ciidamadda dalka Sudan ay qabsadeen deegaano dhinaca Ethiopia ah.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS