Shirka Beelaha Muuse Abokor oo Ka Furmay Deegaanka Barwaaqo
September 17, 2020 - Written by admin
Shirka Beelaha Muuse Abokor Axmed) oo kamida Beelaha (ARAB) ayaa ka furmay magaaladda Barwaaqo ee Dawlad Deegaanka Somalida Shirkan oo Beeshu Ku Ducaysanayso Waxna iskaga Waydiinayso Masiirkeeda Ayaa Socon Doona Maalmaha Soo Socda

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS