Shirkadda Telesom oo Qadar Lacageed Ugu Deeqday Dhismaha Wadadda Baligubadle – Hargeysa
July 20, 2020 - Written by admin
Shirkadda Telesom ayaa Qadar Lacageed Ugu Deeqday Dhismaha Wadadda Baligubadle Iyo Hargeysa Sida Lagu baahiyay bogga shirkaddu ku leedahay degelka facebook
Lacagtan shirkadda Isgaadhsiinta telesom ugu deeqday Dhismaha jidka hargeysa Baliguabdle ayaa dhan 25 kun oo dolarka maraykanka ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS