Dawladda Somaliya oo Hawada Ka Celisay Saaka Diyaarad U Socotay Hargeysa
July 4, 2020 - Written by admin
Dawladda Federaalka Somaliya ayaa saaka Hawada Ka Celisay Diyaarad U Socotay madaarka magaaladda Hargeysa taas oo kasoo duushay dhinaca waddanka kenya.
Diyaaradda oo u rarnayd Ganacsatadda qaadka ee reer Somaliland ayaa dib ugu laabatay gudaha Kenya waxana ay fadhiisatay Garoonka Wajeer.
Miiroga Kenya ee maanta laga celiyay Hargeysa ayaa ku soo beegmaya xilli uu yaraaday Qaadkii ka iman jiray dhinaca Ethiopia sababo la xidhiidha Qalalaasaha ka socda gudaha Ethiopia.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS