Dawladda Somaliya oo Imika Shaacisay Curashadda Ciidul Fidriga
May 22, 2020 - Written by admin
Dawladda federaalka Somaliya ayaa hadda shaacisay inay maalinta barito ah tahay Curashadda bisha shuwaal islamarkaana tahay maalinta ugu horaysa ee ciidul fidriga
Wasiirka diinta iyo awqaafta Dawladda Somaliya ayaa goor dhawayd Shaaciyay dhanka kale madaxda dawladda Federaalka gaar ahaan madaxwaynaha iyo raysal wasaaraha ayaa shacabka u diray hambalyadda ciida
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS