Dr Gaboobe Oo Ruqsadda Lagala Noqday
May 13, 2020 - Written by admin
Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland ayaa ruqsadda dhakhtarnimo kala noqotay Dr Cabdirisaaq Cismaan Gaboobe sida uu sheegay agaasimaha wasaaradda Maxamed Cabdi Xergeeye.
Dr Cabdirisaaq Gaboobe ayaa shalay saxaafadda la wadaagay falanqayn ku saabsan in la hubiyo shaybaadhka Somaliland ku baadho caabuqa COVID 19 oo uu sheegay in aan la isku halayn karin ilaa la fatasho oo la xaqiijiyo in uu natiijo saxa soo saarayo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS