Guddida Ka Hor Tagga COVID 19 Oo Ka Warwareegaysa Mamnuucidda Diyaaradda Ethiopian Airline + Qodobo Maqaar Saara oo ay Shaaciyeen
March 29, 2020 - Written by admin
Guddida Ka Hor Tagga Cudurka COVID 19 ee Somaliland ayaa Ka Warwareegaysa Mamnuucidda Diyaaradda Ethiopian Airline iyadoo diyaaradaasi tahay diyaaradda kaliya ee halista ugu wayn ku haysa caafimaadka bulshadda somaliland maadaama oo ay rakaabka ay sido ka kala imanayaan waddamadda caalamka ee uu aafeeyay cudurka corona virus
guddidan oo u muuqata mid iska indho tiraysa talaabooyinka ugu haboon ee lagaga hortagi karo cudurka corona virus ayaa maanta soo saartay qodobo maqaar saar ah kuwaas oo aan macno badan ugu fadhiyin shacbi waynaha reer somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS