Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Xaqiijiyay In Bandhiggii Laga Joojiyay
January 16, 2020 - Written by admin
Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay bandhig suugaaneed uu Berbera ku qaban lahaa Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.
Abwaanka oo aan la xidhiidhay ayaa ii xaqiijiyay in laga joojiyay munaasabadda.
maamulka Berbera weli kama hadal sababta loo joojiyay bandhig suugaaneedka Weedhsame.
Source: Suxufi Xasan Galaydh
Like this:
Like Loading...
COMMENTS