Madaxwayne Biixi oo Meel Kale Ku Moosay Eeda Xadhiga Siyaasi Ramaax
December 27, 2019 - Written by admin
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa iska weeciyay xadhiga siyaasi ramaax isagoo dhabarka u saaray gudoomiyaha golaha wakiiladda

dhinaca kale madaxwaynaha oo isagu bixiyay amarka xadhiga ramaax ayaa daaha dabadiisa ka hagaya balse eeda xadhigaas iskaga duway gudoomiyaha golaha wakiiladda baashe maxamed faarax
isku soo wada duuboo madaxwayne biixi ayaa noqonaya madaxwaynihii ugu xadhiga iyo cabudhinta badnaa somaliland ee dalka soo mara arintaas oo muujinaysa heerkiisa maamul iyo aqooneed ee liita .
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS