Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Madaxweyne Biixi
November 21, 2019 - Written by admin
Ergada Madaxweyne Biixi iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka dhex waday dhexdhexaadinta iyo isu soo dhawaynta ayaan weli ku guulaysan inay la kulmaan Madaxweyne Biixi.
Ergada ayaa rajo wanaagsan ku qaba inay maanta kulan la yeeshaan Madaxweyne Biixi, iyagoo hore ula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo madaxda Waddani oo uu horkacayo guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS