Xukuumadda oo Xabsiga U Taxaabtay Afayeenkii Xisbiga Waddani
November 17, 2019 - Written by admin
Ciidamada booliska ayaa xabsiga u taxaabay afhayeenka guud ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun wakhti yar kadib markii uu saxaafadda u sheegay in aan aanay waxba iska bedelin isu soo baxa barri ee Dr Cirro iclaamiyay.

Masuuliyiin xisbiga ka tirsan ayaa baraha bulshada ku xaqiijiyay xadhigga Afhayeenka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS