Madaxwayne Biixi oo Isku Badalay Qaar Kamida Taliyayaasha Ciidamadda
October 21, 2019 - Written by admin
“Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi Ayaa Maanta Isku Shaandhayn Kooban Ku Sameeyay Taliye-kuxigeenada Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranka,
Talliye-kuxigeenkii Booliska Waxa Laga Dhigay Taliye-kuxigeenka Ciidamada Asluubta,
Taliye-kuxigeenkii Asluubtana Xasan Cali Dheere Waxa Uu Ka Dhigay Taliye Kuxigeenka Ciidamadda Badda,
Ciidamadda Booliskana Waxa Uu U Magacaabay Taliye-kuxigeen Cusub, Taliye-kuxigeenkan Oo Ahaa Hogaankii Hawlgalinta Ee Ciidamadda Qaranka Somaliland,
Halka Taliye-kuxigeenkii Ciidamadda Badda Isaga Xilka Laga Qaaday”
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS