BALIGUBADLE MEDIA
” Calaamadihii Kali Taliska Ayuu Muuse Biixi Leeyahay …” Xisbiga Waddani
June 21, 2019 - Written by admin

Xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani Md  Jamaal Xaamud ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey madaxweynaha Somaliland oo ku eedeyey in aanu wax dan ah ka laheyn gobalada bariga Somaliland isla markaana aanu wali bixinin lacag 500 kun oo dollar ah oo uu  u balan qaadey madaxdhaqameedka Warsan gali

Sidoo kale xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani ayaa waxaa  uu madaxweyne Muuse Biixi ku sifeeyey hogaamiye leh asaatama hogaamiyayaasha kali taliska ah

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS