Mujaahid Xuseen Aadan Cadde oo Ka Hadlay Gudagalkii Hargeysa ee 31 May 1988
June 5, 2019 - Written by admin
Muj Xussen Aadan Cade oo gudoomiyaha gobalka Maroodi Jeex ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka sheekeyey isla markaana uu sharaxaad dheer uu ka bixiyey qaabkii Ururki SNM ay u soo gudo galeen magaalada Hargeysa 31 sanno ka hor
Sidoo kale Mujaahidka ayaa waxaa uu cadeeyey in halgankaas iyo gudo galkaas ay cid gaar ah isku calaamadiso isla markaana ay cid gaar ahi sheegatay