BALIGUBADLE MEDIA
Xad Cusub Oo ay Yeelan Doonaan Hargeysa Iyo Salaxlay Oo La Dhagax Dhigay.
October 25, 2022 - Written by Ahmed ALI

Iyadoo la dhaqan galinayo amarkii kasoo Baxay xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Ee Ku aadana Rarista Lagu sameeyay xuduudaha u dhexeeya Deegaanadda Hargeysa salaxlay Baligubadle sayla ayaa Waxa Maanta Dib loo raray islamarkaana La Dhagax Dhigay kantaroolka Cusub Ee Ay yeelan Doonaan Deegaanadda Hargeysa Iyo Salaxlay

 

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS