BALIGUBADLE MEDIA
Shirka Beelaha Gerxajis Oo Maanta Ka Furmaya Magaaladda Burco
October 25, 2022 - Written by Ahmed ALI

Waxa Maanta Magaaladda burco Ka Furmaya shirwaynah Beelaha gerxajis oo Ku mudaysan maanta Wakhtigii la iclaamiyay qabsoomidiisa.

Shirkan Ayaan La saadaalin karin qodobadda Lagaga hadlaayo balse Xukuumadda Somaliland Ayaa sas ka qaaday shirkan

Baligubadlemedia kala soco Wixii Wara Ee Kasoo kordha shirkaas.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS