BALIGUBADLE MEDIA
Fariin Ka Timi Dawladda Hoose Ee Hargeysa.
September 26, 2022 - Written by Ahmed ALI

Dawladda Hoose Ee Hargaysa :-

FARIIN MUHIIM AH :

Iyadoo Ay Wali Caasimadda Hargaysa ka Socoto Ka Saarista Xoolaha, Hadana Waxaa dhawaan la Bilaabayaa Wajigii 2aad ee Ololaha Ka saarista Xoolaha Caasimadda Hargaysa.

Wajigan 2aad Waxaa laga Bilaabaya Dhamaan Sagaalka Degmo ee Caasimadda .

Muwaadin Fadlan intaan Mar labaad adhigaaga lagaala Wareegin kala Bax Caasimadda Hargaysa,si loo helo Caasimad Cagaaran.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS