Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
August 18, 2022 - Written by Ahmed ALI
Waxa Maanta Magaaladda Hargeysa Ku geeriyooday Alle ha u Naxaristee abwaan Maxamed Ibraahin Warsame hadraawi Oo kamid Ahaa abwaanadda waawayn Ee Soomaalida kuwooda ugu caansan uguna taariikhda wayn

Bahda baligubadle waxay tacsi tiraanyo leh u diraysaa qoyskii qaraabdii iyo guud ahaan shacabka Somaliyeed Ee Uu Ka baxay abwaanku
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS