Cali Gurey Oo Dhaliilay Muuse Biixi
April 12, 2022 - Written by Ahmed ALI
“Madaxwayne Muuse waxa iskaga qaldan waxay mucaaridkiisa isku hayaan iyo waxa aanay isku haynin. Marka aynu dhegaysano sameecadihiisa wuxu inaga dhaadhicinayaa in xataa ka soo kabashada Suuqii Waaheen ee gubtay ay ka soo horjeedaan mucaaridku. Ma Faysal Cali Waraabe ayuu Muuse Biixi ka jecel yahay dibu dhiska suuqa waaheen? Taa ciddii ka dhegaysanaysaa ha ka dhegaysto eh anigu waxan qabaa hadii aanay talada Muuse wax si ka ahayn waa suurogal in muxaafid iyo mucaarid arinkan oo kale loo midoobi karo, loona baahan yahay in loo midoobo.
Muuse taa ma jecla ee waxa kala wayn in uu Faysal iska celiyo.”
Cali Gurey
Like this:
Like Loading...
COMMENTS