BALIGUBADLE MEDIA
Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Oo Talaabo Ka Qaaday Ash-khaas Uu Ka CawdCawday Fanaan Hore Axmed Khayr
March 26, 2022 - Written by Ahmed ALI

Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Oo Talaabo Ka Qaaday Ash-khaas Uu Ka CawdCawday Fanaan Hore Axmed Khayr

Ciidamada Koonfur galbeed ayaa Xabsiga utaxaabay odaygii Qabay axmad Biif Hooyadiis iyo Ninkan oo Lagu Magacaabo cabdiqani kaas oo ka danbeeyey in laga soo Duubo muuqaalada

Axmad Biif ayaa ka Codsaday Reer abtigiis Reer Koonfur galbeed in ay Ilmada ka qubanaysa ka Tir tiraan oo ay Cadaalada Marsiiyaan Raga dhibaatada ku Haya Hooyadiis,

Ciidamada Koonfur galbeed ayaa Xabsiga utaxaabay odaygii Qabay axmad Biif Hooyadiis iyo Ninkan oo Lagu Magacaabo cabdiqani kaas oo ka danbeeyey in laga soo Duubo muuqaalada.

Isha Ku Hay baligubadlemedia

COMMENTS