Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Hargaysa
September 15, 2021 - Written by Ahmed ALI
Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Hargaysa

Suldaanka cusub Ayaa ah wiilkii Uu dhalay Alle ha u Naxaristee suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax suldaankii Guud Ee Beelaha ARAB
Suldaanka Cusub ayaa Lagu caleemo saaray beer Ku taal masalaha hargeysa Oo lagu aasay aabihii islamarkaana Uu Hore Ugu aasnaa awowgii suldaan maxamed suldaan faarax beertaas Oo ah beerta Lagu aaso sandaladda guud Ee Beelaha ARAB
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS