Sudlaankii Guud Ee Beelaha ARAB Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga
September 14, 2021 - Written by Ahmed ALI
Alle ha u Naxaristee waxa Dalka Turkiga Ku Geeriyooday suldaankii Guud Ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Mahad

Suldaanka Ayaa Muddo 7 bilood ah xaalad caafimaad U yaalay dhakhtar Ku yaala Dalka Turkiga Isagoo habeenkii Xalay halkaas Ku Geeriyooday
Dhamaan bahda Baligubadlemedia waxay taasi tiraanyo Leh U dirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo Dhamaan bulshadda Somaliland Ee Uu Ka Baxay suldaanku isagana waxaanu Ilaahay Uga baryaynaa Inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Like this:
Like Loading...
COMMENTS