BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Tasci U Diray Suldaan Cumar Suldaan Maxamed.
September 14, 2021 - Written by Ahmed ALI

INAA LILLAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan dhaqanka uga tacsiyeynayaa geerida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed oo ku geeriyoodey Dalka Turkiga.

Marxuumku wuxu qayb ka ahaa dadaalladii lagu bixiyey dib-uheshiisiinta iyo midnimada umadda Soomaaliyeed, waxaana si gaar ah tacsi ugu direynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey.

Waxaan Alle u weydiineynaa dembi dhaaf iyo inuu u naxariisto Marxuumka.

COMMENTS