BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiye Khaliif Oo Magacaabay Guddi Hoosaadyadda Golaha Wakiiladda.
September 13, 2021 - Written by Ahmed ALI

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa shaaciyey guddi hoosaadyada Golahaas iyo Xildhibaan walba Guddida lagu daray.

Guddiyadan oo ka kooban 10 guddi, ayaa Mudaneyaasha ku jiraa guddi walba iska dhex dooran doona Guddoomiyaha fadhigooda u horreeya ee ay yeeshaan.

Wargeyska Saxansaxo

COMMENTS