“Labada Xisbi ee Mucaaridka Ahi Waxa ay Muujiyeen In Ay Gaccanta Ku Haystaan Taagerada Aqlabiyada Shacabka ” Cabdiraxmaan Cirro”
August 7, 2021 - Written by Ahmed ALI
“Labada xisbi ee mucaaridka ahi, waxa ay muujiyeen in ay gacanta ku haystaan taagerada aqlabiyada shacabka, waxaa cadaatay in shacabku isbeddel iyo isla xisaabtan u codeeyeen.

Waxaa marag-ma-doon ah in dalka taladiisa ay hogaanka qabteen aqlabiyada isbeddel-doonka, waxaana innoo dhashay waa cusub, kaas oo sababi doona sinaan, cadaalad, horumar iyo isla-xisaabtan dhab ah oo aan in badan rajaynaynay”.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro
Like this:
Like Loading...
COMMENTS