BALIGUBADLE MEDIA
Kulan Lagaga Hadlayo Wadatashiga Qaranka Oo Lagu Qabtay Hargeysa.
August 30, 2021 - Written by Ahmed ALI

Kulan balaadhan oo lagaga wada tashanayey wacyi gelinta qaranka, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawladdaha, ayaa maanta lagu qabtay Huteel Baraar ee Magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ay ka qayb galeen Wasiirro xukuumadda ka tirsan iyo masuuliyiin kale, waxa lagaga hadlay sidii loo midayn lahaa wacyi gelinta qaranka iyo sidii wada jir ahna uga shaqayn lahaayeen arrimaha wqcyi gelinta qaranka.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS