Waraaqihii Cod Bixinta Oo Dalka Soo Gaadhay.
May 14, 2021 - Written by Ahmed ALI
Waraaqihii Codbixinta doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka, ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Hargeysa.




Diyaaraddii siday Waraaqahan, ayaa ka soo degtay Madaarka Hargeysa, iyada oo ay markii Agabkan soo degayna Goobjoog ka ahaa Saddexda Xisbi Qaran, UCID, WADDANI iyo KULMIYE Mas’uuliyiintooda iyo Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS