BALIGUBADLE MEDIA
Haayadda Caafimaadka Aduunka Oo Komkisnanka Doorashooyinka Ku Wareejisay Qalabka Kahortaga Covid 19.
May 16, 2021 - Written by Ahmed ALI

Komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa ka guddoomay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo uu wehelinayo Midawga Yurub oo uu metelayay Safiirka Midawga Yurub, Ambassador Nicolas Berlanga Deeq ka kooban Agabka Ka-hortagga Aafadda Cudurka Covid19, sida Afsaabyo & Saabuunaha Gacmo-mariska ah. Agabkan ayaa loogu talogalay Doorashooyinka iyo inay isticmaalaan Shaqaalaha Doorashadda ee Goobaha Codbixinta.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS