BALIGUBADLE MEDIA
Farmaajo Oo Hawlaha Qabashada Doorashadda Iyo Amnigeeda Ku Wareejiyey Raysal Wasaarihiisa
May 2, 2021 - Written by Ahmed ALI

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku dhawaaqay inuu hawlihii doorashada iyo fulinteedii uu ku wareejiyey Raysal Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble

Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu ka jeediyey Barlamaanka Muqdisho.

Sidoo kale, Barlamaanka ayaa ansixiyey in dib loogu laabto Heshiiskii 17 Sept 2020-kii, kaas oo fure u nqon doona in la qabto doorasho.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS