BALIGUBADLE MEDIA
Fariinta Munaasibada Ciida Ee Madaxwayne Biixi U Diray Bulshadda.
May 13, 2021 - Written by Ahmed ALI

“Somaliland cadaw badan ayey leedahay oo aan jeclayn horumarkeeda iyo nabadeeda iyo wada jirkeeda, waxaan ku dardaarayaa dhammaan muwaadiniintu inay meel uga soo wada jeedaan wixii inaga khal-khalinaaya horumarkeena, nabadeena, walaaltinimadeena, maalmahaa ciida, tan fidriga, tan 18-ka, ta doorashada, ta 26-June, waxay isku wada xigaan”

Madaxweyne Muuse Biixi

COMMENTS