BALIGUBADLE MEDIA
Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Madaxwayne Biixi.
May 20, 2021 - Written by Ahmed ALI

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ayaa Ka Jawaabay hadalo kasoo yeedhay Madaxwayne Biixi mar Uu habeen hore khudbad ka Jeedinayay Munaasibad lagu xusayay xuska maalinta lasoo noqoshadda qaranimadda Somaliland ee 18-ka may.

“Waxaan la yaabay in madaxwaynuhu yidhi Cabdiraxmaan Ciro uu ka maqnaa 18-ka May, anigoo Burco joogay oo aan dibedda ku maqnayn, malaha madaxtooyadu Burco Qurbaha ayay uga mid tahay”. Guddoomiye Cirro.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS