BALIGUBADLE MEDIA
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska oo Soo Saartay Habraaca 15 Qodob Ka Kooban oo Lagu Hubinayo Heerka Aqooneed ee Musharaxiinta.
February 28, 2021 - Written by Ahmed ALI

Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta soo saartay hab-raac 15 qodob ka kooban oo lagu hubin doono heerka aqooneed ee musharaxiinta doorashooyinka golayaasha wakiiladda iyo deegaanka ee qabsoomi doona bisha 31/May/2021-ka.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS