BALIGUBADLE MEDIA
Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Goor Dhawayd Geeriyooday.
February 12, 2021 - Written by Ahmed ALI

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland ayaa goor dhawayd ku Geeriyooday Magaaladda Hargeysa.

Suldaanka oo dhawr jeer oo hore xanuunsaday balse mudooyinkii u dambeeyay xaaladisa Caafimaad wacnayd islamarkaana todobaadkan kasoo Muuqday warbaahinta ayaa goor dhawayd la sheegay geeridiisa

Dhamaan Bahd Shabakadda Caalamiga ah er Baligubadlemedia Waxay tacai tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan shacabka Somaliland Iyo qoyskii Iyo qaraabadii uu ka baxay suldaanku anagoo Suldaanka ilaahay uga baryayna inuu naxaristii janno ka Waraabiyo Ehelkii Iyo qaraabadii uu ka baxayna samir Iyo iimaan saadiqa ka siiyo AamiinAamiin

Inaalilaahu Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

COMMENTS