Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaaladda Hargeysa.
February 13, 2021 - Written by Ahmed ALI
Alle Ha U Naxariistee waxa magaaladda hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay suldaankii Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye oo maalintii shalay ku geeriyooday magaaladda hargeysa

Aaska suldaanka Waxa Maanta ka qayb galay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyayaasha Xisbiyada Waddani iyo UCID Iyo marti Sharaf kale oo kamida shacabka caasimadda hargeysa
Warka suldaanka Aaska suldaanka oo Faahfahsan ka daawo halkan hoose
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS