BALIGUBADLE MEDIA
Nidaamka Isku Xidhka Nidaamyadda Dawladdu Waxa uu Horseedi Doonaa Xog Is Waydaarsiga “Wasiirka Isgaadhsiinta”
February 17, 2021 - Written by Ahmed ALI

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada JSL ayaa soo bandhigaysa nidaam isku xidhaya dhammaan hannaanka ay hay’addaha dawladdu, si loo dardargeliyo wada-shaqaynta iyo midaynta dedaaladda dawladda.

(Government as a platform: Secure Data Exchange platform among Government institutions).

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS