BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Magacaabay Guddida Xalinta Khilaafaadka Musharaxiinta Golaha Deegaanka Iyo Wakiikadda ee Xisbiga
February 3, 2021 - Written by admin

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani ayaa Magacaabay gudida Xalinta Khilaafaadka Musharrixiinta Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanada.

COMMENTS