BALIGUBADLE MEDIA
Golaha Guurtida oo Guddi U Saaray Naaqishida Mudadda Doorashadda
February 1, 2021 - Written by admin

Golaha Guurtida Somaliland ayaa guddi u saaray sidii laysku waafajin lahaa soo jeedintii
Koomishanka Doorashooyinka Qaranka ee qabashada Doorshooyinka iyo muddo kordhintii Golaha Guurtida u sameeyay Golaha Wakiilada.

Guddidan oo ka kooban 30 xubnood ayaa Soo naaqishi doona mudada komishanka Doorashooyinka ee Doorashadda Iyo go’aankii guurtida ee Muddo kordhinta ahaa midka ay goluhu qaadan doonaan.

Si kastaaba aha ahaatee Waxa laga war sugayaa go’aanka kama dambaysta ah ee golaha guurtidu ka gaadho arintan Doorashadda.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS