BALIGUBADLE MEDIA
Wafti Balaadhan oo uu Hogaamiyaayo Wasiirka Diinta Iyo Awqaaftu oo Gaadhay Baligubadle
January 26, 2021 - Written by admin

Wafti uu hogaaminaayo wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Sh khaliil cabdilaahi iyo masuuliyiin kale sida wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo sayniska,wasiir ku xigeenka wasaarada xanaanada xoolaha, Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqagalinta iyo arimaha Bulshadda iyo badhasabki gobolka hawd iyo mayirka degmada baligubadle iyo masuuliyan kale

Waxaanay dhagax dhigneen bilawga Dugsiyo Waxbarasho oo laga bineeyey Degmooyinka Gobolka Hawd gaar ahaan Tuulooyinka Balayga Cas I, Balayga Cas II, Kaabada, Laf-lamooda & Degmooyinka Balay Cabane & Sayla Bari. Waxa sidoo kale laga bineeyey Xarunta Gobolka Hawd ee Balay Gubadle – Rugta Akhriska ee Gobolka.

Ugu dambayntiina Waftiga ayaa sheegay in dhamaan mashaariicdani ay Si degdega xukuumaddu u fulin doonto sanadkan aynu Ku jirno

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS