BALIGUBADLE MEDIA
Musharaxiinta Beelaha Reer Aadan Iyo Baha Cumar Yuusuf Siciid Iyo Cabdiraxmaan Dhoolo oo Si Rasmiya Iskaga Sharaxay Xisbiga Kulmiye
January 6, 2021 - Written by admin

Musharaxiinta Doorashooyinka Golaha Wakiiladda Iyo Deegaanka Gobolka Maroodijeex ee Beelaha Reer Aadan Iyo Baha Cumar ee Haashin Yuusuf Siciid Axmed Iyo Cabdiraxmaan Axmed Aadan Dhoolo oo Maanta waraaqahoodii cadaynta musharaxnimadda labadda beelood ee ay kasoo jeedaan ku wareejiyay madaxda sarsare ee Xisbiga Kulmiye islamarkaana sidaas kaga mid noqday musharaxiinta golaha Wakiiladda iyo deegaanka Xisbiga kulmiye

COMMENTS