BALIGUBADLE MEDIA
Musharax Cabdinaasir Ramli oo Sheegay Inuu Iska Casilay Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu Ka Sharaxnaa.
January 27, 2021 - Written by admin

Musharax Cabdinaasir Ibraahim Axmed Cabdinaasir (Ramli) oo u sharaxnaa Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa ka tanaasulay hankiisii Musharaxnimo.

Musharaxa ayaa waxa uu sheegay in sababo badan oo jira beesha dhex deeda kan dhursugayay Go,aanka Beesha uu ka soo jeedaa ka qaadan doonto uu go,aan saday in uu ka Tanaasulo Musharaxnimadiisii Golaha Deegaanka Hargeysa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS