BALIGUBADLE MEDIA
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Madwaynaha U Gudbiyay Wakhtiga ay Ku Qabanayaan Doorashooyinka Isxambaarka ah.
January 16, 2021 - Written by admin

Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi u gudbiyey warqad sumaddeedu tahay Tix: KDQ/XK/002/2021, taas oo ujeeddadeedu tahay cayimaadda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee 2021.

COMMENTS