Golaha Guurtida Somaliland Go’aan Noocee Ah Ayay Ka Gaadhi Doonaan Doorashada Kasoo Hormartay Muddo Kordhintii Ay Sameeyeen?
January 23, 2021 - Written by admin
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa todobaadkii hore soo saaray war cusub oo ku aadan inay asteeyeen in Doorashooyinka Isxambaarka ee Wakiiladda Iyo deegaanku ku qabsoomaan 31 bisha may ee Sanadkan aynu ku jirno

Balse caqabadda ugu wayn ee hortaala komishanku inay mudadaas ku qabtaan doorashooyinka ayaa ah muddo kordhintii Golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen golayaasha Deegaanka Iyo wakiikadda oo mudadadeedii Ku egtahay bisha November ee Sanadkan 2021
Hadaba golaha guurtida Somaliland ayaa loo dhagtaagayaa go’aanka sharciga ah ee ay ka qaataan Muddo kordhintii ay Sameeyeen Iyo mudada komishanku u Cayimay qabsoomida Doorashooyinka oo is khilaafsan
Sidoo kale Gudoomiyaha golaha guurtida oo dalka dibadda kaga maqan ayaa ka filayaa inuu dalka soo gaadho todobaadkan aynu Ku jirno
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS