Musharax Mukhtaar Xaaji Muxumed Cabdi oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Hargeysa
December 9, 2020 - Written by admin
Musharax Mukhtaar Xaaji Muxumed Cabdi oo Kamida Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Hargeysa
Ugu horayn Dhalinyaraddii soo dhawaynta musharaxa Ka Hadashay ayaa Ku dheeraaday Sida ay ugu faraxsanyihiin soo dhawaynta musharaxa iyagoo Sheegay inay hill iyo hooba la barbartaaganyihiin Musharaxnimadda Mukhtaar Xaaji Muxumed Cabdi
Sidoo kale Musharax Mukhtaar Xaaji Muxumed Cabdi oo isna goobta ka hadlay ayaa u mahadnaqay Dhalinyaradda Soo dhawaysay Waxaanu sheegay inay kulamo dambe yeelaan doonaan oo ku aadan Arimaha musharaxnimadiisa