Waftigii Somaliland Ka Socday Eek U Sugan Dalka Uganda Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Barlamaanka Uganda
October 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(BGM):- Waftigii Somaliland kasocday Ee ku Sugnaa Dalka Uganda ee uu Hogaaminayay Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Ahmed yaasiin ayaanle, Kulan LanYeedhay Haweenayada Gudoomiyaha Ka Ah Baatalamaanka Wadanakaasi.

Waxana Wafti Kulanka Ku Wahelinaysay Aamina Xirsi Mooge, Oo Kamida Ganacsatada Ugu Maalqabeensan Wadamada Geeska Africa Oo Iyadu Wafti Ku Casuuntay Xadhig Ka Jarista Warshad Soo Saarta Sonkorta Oo Ay Ka Hir Gelisay Dalka Uganda
Like this:
Like Loading...
COMMENTS