BALIGUBADLE MEDIA
Tartanka Koobka Goboladda Somaliland oo Galay Maalintii Saddexaad Iyo Natiijadda Xulalka Is Haleelay
October 30, 2020 - Written by admin

Koobka Goboladda Somaliland ayaa galay maalintiisii Saddexaad waxaana maanta is haleelay Xulalka Goboladda badhan iyo awdal taasoo kusoo idlaatay 3 Iyo 0 ay guushu ku raacday xulka Gobolka awdal

Sidoo kale Ciyaartii dambe ayay is haleeleen Xulalka Goboladda gabiley Iyo Sool taasoo kusoo gabagabawday 0 Iyo 0

Maalinta aroorta ah waxa wada ciyaaraya Xulalka Goboladda Maroodijeex iyo saraar iyadoo ciyaarta dambena dhex marayso Goboladda xaysimo iyo daadmadheedh

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS